Madaxwayne kuxigeenka Puntland C/xakiim xaaji Cameey ayaa booqosho ku yimid Magaalada ganacsiga Boosaaso ayaa sheegey in uu safarkiisu uu kusaabsan yahay ukuur gal iyo indha indhayn shaqda dawlada sidey usocoto iyo abaaraha iyo in laga wada shaqeeyo taakulada ciidamada amaanka Puntland.
Hoos kadaawo:
Leave a Reply