
Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Ayaa Waxa uu amaray ku Bixiyay in Sida Dhaqsiyaha Badan ugu loo furo Magaaloyinka Ay Al- shabab Xayirad Saren mar uu ka qeyb galayay xaflad cidamo tabar logu soo xirayay ayaa madxweynah Ka dalbaday
Al- shabab ayaa horey Waxa ay u Go, domiyeen Degaano iyo Degmooyin Ka tirsan Maamulka Kon fur Galbeed uu Ka Arimeeyo .
Taliyaha Ciidamada Boliska Somaliya oo Qeyb Ka Ahaa Xafladaasi ayaa u Balan Qaday Ciidamada in Dowlada ay u Dhameystireyso Agabkoodi.
Al- shabab Qaabkooda Dagaal Ayaa Wax uu Noqday in Markii ay Ka Baxaan Magaalo in Cuno Qabteyn Ku Sameyaan Deganka Lagula waregay .
Halkaan Ka Dhageyo:
Leave a Reply