
Madaxwyanah maamul goboleed jubaland Axmed Madoobe ayaa magacaabey gudiga abaaraha maamulka Jubbalnd oo hogaaminayaa wasiirka arimaha gudaha Darwiish. gudigaan ayaa saxaafada lahadley waxayna sheegen in y abaarxun kajirto soomaliya gaar ahaana gobolka Gedo waxayna uGu baaqeen in umada soomaliyeed iyo hayadaha samafalka dadka u gurmadaan madaama xaaladu ay aad uxun tahay.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply