Nin qarax isku soo xirey ayaa is qarxiyey saaka barqadii Gaalkacyo waxaa ku dhintey 7 qof oo uu kujiro kii sioo qarxiyey waxaa kaloo ku dhintey qaraxaa Xisaabiyihii wasaarada maaliyada gobolka Mudug Saciid cali yuusuf iyo dad kaloo shacab ah masuuliyada qaraxaan waxaa sheegtey xarakada Alshabaab,dadkii ku dhaawacmay waxa lagu daaweynayaa Isbitaalka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply