Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

DEG DEG : Shaqaale u Shaqeynayay Hay’ad Turki ah oo Goor-dhaw Muqdisho lagu dilay.

30th March 2016 admin 1

Wararka ka imaanayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow isgoyska taleex lagu dilay Afar kamid ah  kamid ah shaqaalaha haayad turki ah oo Muqdisho ka […]

Dhageyso:Warbixin+Saawiro, Abaaraha Gobalka Gedo Ka Jiro.

30th March 2016 admin 11

Abaaraha Ka jiro Gobalka Gedo oo Saameyn Balaaran ku yeshay Dadka reer Guurag ah Degaano Badan oo Gobalka Gado ka tirsan , haba u badnaadan […]

Dhageyso:Sharif Xasan oo Dalbaday in Al- shabab Laga saaro Degnada KoonfurGalbeed

30th March 2016 admin 5

Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Ayaa Waxa uu amaray ku Bixiyay in Sida Dhaqsiyaha Badan ugu loo furo Magaaloyinka Ay Al- shabab Xayirad Saren mar […]

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garoowe

30th March 2016 admin 5

Wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dowladda Turkey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Olgan Baker ayaa goor dhawayd  gaaray magalo madaxda Puntland ee Garowe. Soo dhawaynta wafdigan ka […]

Dhageyo:Ukraine oo qabatay Soomaali Muhaajiriin ah

30th March 2016 admin 1

Saraakiisha dalka Ukraine ayaa sheegay inay qabteen 19 qof oo ah muhaajiriin u dhashay dalalka Soomaaliya, Afganistaan iyo Pakistaan kuwaasoo isku dayay inay si sharci […]

Dhageyso:Banaanbax ka dhacay Degmada Buurhakaba

30th March 2016 admin 7

Dibadbax looga soo horjeedo Maamul Cusub oo Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya  Shariif Xasan Sheekh Aadabn uu u magacabay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa […]

Dhageyso;Putland oo Qaadashada 4.5 ku Xirtay in Xarunta Barlamaanka somaliya loo Raro Magaalada Garowe.

30th March 2016 admin 6

Wali Magaalada Garoowe Ee Caasimadda Puntland waxaa ka socda Kulamo Gaar gaar ah oo ay leeyihiin Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya iyo Madaxda Maamulka Puntland. Kulan […]

ugaas

Dhageyso: Ugaas Taakooy oo Sheegay in ay ka go’antahay Dhismaha Dowlad Goboleedka Galgaduud Sare.

30th March 2016 admin 6

Ugaaska Beesha Sade Bari Ugaas axmed Barre Cali Taakooy oo wareysi siinayay Shabakadda Wararka ee Gedo Times ayaa ka waramay Dhismaha dowlad Goboleedka Galgaduud Sare […]

Beesha caalamka oo bogaadisay heshiiska looga gudbay caqabadaha ee lagu gaaray Kismaayo.

30th March 2016 admin 6

GT: Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub (EU), Urur Goboleedka IGAD, Dowladda Maraykanka, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Dowladda Sweden iyo Dowladda […]

Dhageyso: Gudoomiye K/Xigeenka G/Gedo oo Gedo Times uga waramay Shir Saxaafadeed ay Baledxaawo ku qabteen.

30th March 2016 admin 8

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo ee dhinaca Amniga Mudane Bakaal Kooke oo wareysi gaar ah siinayay Shabakadda Gedo Times ayaa kawaramay Shir saxaafadeed ay ku qabteen […]

Dhageyso: Xildhibaan Hareeri Xasan Barre oo Gedo Times uga waramay Halka uu Maraayo Dhismaha Maamulka Galgaduud Sare.

30th March 2016 admin 5

Hareeri xasan Barre oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galgaduud Sare ayaa Gedo Times uga waramay Dhismaha Dowlad Goboleedka Galgaduud sare ee dhawaan lashaaciyay dhismihiisa. […]

Daawo: Siyaasiga Cabdi Shire Warsame oo Faafaahin dheeri ah ka bixiyay Heshiiskii Dhawaan ay kismaayo ku saxiixeeen.

30th March 2016 admin 6

Siyaaso Cabdi Shire ayaa ka hadlay mar xaladii Jubbaland iyo wadahalada ay lagleen ay soo martey iyo aqabadihii ka horyimid wada hadaladaa iyadoo ugu dambayntiina […]

Siyaasiga C/laahi Xaaji Xasan Bushkun oo Martiqaad Kismaayo Ugu Sameeyay Guurtida dhaqanka

30th March 2016 admin 3

Siyaasiga Caanka ah ee Reer Jubbaland C/laahi Xaaji Xasan Bushkun oo Dowladii Dhexe ee Soomaaliya Xilal kala duwan ka soo qabtay ayaa Kulan Quraac ah […]

Daawo:Salaadiinta iyo Wax Garadka Jubaland oo Taageeray Heshiiskii Kismaayo ka dhacay.

30th March 2016 admin 3

Salaadiinta iyo odayaasha kasoo jeeda Jubooyinka ee jooga muqdisho ayaa taageeray shirkii ku soo dhamaadey kismaayo oo beel kamida beelaha jubbaland iyo maamulka Jubbaland ku […]

No Image

Daawo:Xamer hawiyaa ka Talinaya Walaahowgana ha layska daayo

29th March 2016 admin 11

shir ay xamer ku yeesheen qaar kamida Beelaha hawiya ayaa waxay shegeen in layska kadaayo xamer yaa ka talinaya oo ay harto Xamer waxaa katalinaya […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes