![cabudwaaq caafimaad](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/Screenshot-57.png?resize=400%2C192&ssl=1)
Waxaa degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud lagu qabtey xaflad shahaado lagu gudoonsiinayey ardey ka qalin jabisey macadka Caafimaadka Midnimo ardeydaan ayaa u dhaber adeegey wax barashada caafimaadka waxaana xafladii uGu mahadceliyey ardayda walidiinta iyo macalimiinta siday waqtigoodii uga faa’ideysteen.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply