Shir ay isugu yimaadeen lamaha amniga ee maamul goboleedka Puntland ayaa ka dhacay garoowe iyadoo looga hadlayey xaalada aminiga Puntland iyadoo qarax kadhacay Gaalkacyo oo ku dhintay madaxa maaliyaha gobolka Mudug shirkaan waxa kaSoo qayb galay wasiiro iyo madaxda ciidmada amaanka Puntland.
Hoos kadaawo
Leave a Reply