waxaa tan iyo 28-kii bishii horre ee Maarso magaalada Kismaayo ka soconayay shirweyne qaran oo ay ka qeybgalayaan dhallinyaro laga kala keenay goballada dalka.
Haddaba shirka waxaa uu soo dhammaaday maalinimadii shalay ahayd, waxaana laga soo saaray maanta War-murtiyeed ka kooban 14-qoddob oo looga hadlaayo wax yaabaha shirka looga hadlay.
Fadlan Linkiskan labada ah ka Gujji si aad u aragto War-murtiyeed oo labo qeyb ah.
Leave a Reply