Kooxo Hubeysn Ayaa Degmada Xamar Weyne iyo Xamar Jajab inta u dhaxeyso Wxaa ay ku dilen sarkaal Ka tirsan Ciidamaada Nabd sudiga oo Magaciisa Lagu soo Gabiyya Mahad .
Dilka Sarkala Ayaa La sheegay inu u dhcay Ka dib Markii baabur uu watay Lagu Hor Jaray Baabur Kale Ka dibna Rasas Lagu furay
Kooxah Dilka Geystay Ayaa Gobta Markiibo Ka Baxday Gudoomiyaha degmada Xamaar weyne c.QAADIR Maxmed C/qadir oo La Hadaly Kulmiye AYaa Ka Warbixiayya Dilka Sida uu dhacay
Shalay Ayay Ahyd Markii Dilla Siuyaabo Kala Duwan loo Adegsaday Ay Ka Kaal Dhaceen Degmooyin Ka tirsan G, Baandir Kuwaas oo La shegay qaar Ka mid ah in loo Geysto Ciidamo Ka tirsan Dowlada.
Halkan Ka dhageyso :
Leave a Reply