Maanta Magaalaada Muqdisho Waxaa Lag Amnbo bixiyay Gudiga Abaaraah Gurmadka OO Garayo Degaaano Ka tirsan Somalind
Waxaa Garoonka Ka Sii Sagootiyaya Reysal Wasaare Kuu xigeenka Dalka Cumar Carte iyo Xubno Kale oo Ka tirsaan Xukuumada .
Wafdigana Ayaa Waxa Ay Tagayana Gobalaad Owdal iyo Sanaag oo ay Ka jirto Xaalad nolo Xumoo oo aad u Daran Lacag Dhan 1milion oo Dolar ayaa Logu Deeqay Dadka Abaaraha Ay Ku Sameyeen degaano Ka tirsan Somalilnd
Waxaan Lacagrtaasi Laga Soo Aruriyay MNasulinta Dowlada Faderaalka ah iyad sidoo Kale La gaarsin Doono Gurmad xoogan Gobalada Kale ee Dalka
Halkan Ka Dhageyso:
Leave a Reply