Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Degmada Baledxaawo ayaa maanta is rasaaseyn wax ay ku dhexmartay gudaha Degmadaasi Baledxaawo.
Ciidamadani ayaa is rasaaseeyey kadib markii uu muran soo kala dhex galay, iyadoo la soo warinayo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh in ay is gaarsiiyeen.
Hadaba Si aan faafahin badan uga helno shaqaaqada ka dhacday Degmada Baledxaawo ayaan khadka telefoonka ee Degmadaasi kula xiriirnay Wariyaha Gedo Times ee GobolKa Gedo Shariif Axmed taajir, Shaafici Cabdinuur Ayuu u waramay.
Leave a Reply