Maamulka degmada doolow ayaa gurmad biyo dhaamis ah usameeyey tuulooyinka udhaow doolow waxaana jirta abaar ku habsatey dadkii iyo deegaanka.maamulka Degmada Doolow iyo waxgaradka aya ku baaqey in dadka biyo lala soo gaaro ha ahaato hay’adaha samafalka ,qurbajoogta, dawlada federaalka iwm .
Hoos kadaawo
Leave a Reply