Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey kulan ay ka qaybgaleen Xildhibaano.Haween,Dhalinyaro oo ay soo qaban qaabisey Suuban Mahad diriri iyadoo sheegetey waxa ku kala filay arintaan inay tahay markii walalkeed Sade Mahad Dirir lagu dilay Masaajid Umah gudihiis oo Aabaheed Dhisay, dadkii halkaa iskugu yimid oo kamid yahay Xildhibaan Cabdi Shire ayaa tacsi udirey reer Dirir ilaahyna uga baryey inuu Janadii geeyo Sade Mahad Dirir abaartana ilaahay dadka ka qaado cid loo soo qabteyna majiraan dilka Sade Mahad Dirir.
Hoos kadaawo
allaha unaxariisto dambigiisana dhaaf kuwii dilayna waa in lasoo qabtaa aad bay ugu mahadsan yihiin dadka xaflada soo qaban qaabiyey iyo kuwii kaqayb galay