
Allaha unaxariisto afhayeenkii gobolka Gedo marxuun Nuur Sayax Xareed ayaa aas qaran loogu sameeyey degmadada B/xaawo ee gobolka Gedo isagoo maydkiisa laga soo qaaday magalada Muqdisho oo ku dhintay waxaana aaskiisa kasoo qayb galay madax kala duwan iyo shacabka gobolka Gedo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply