Maxkmada Ciimada Qalabsida Ayaa Xukun Togasho KU Fulisay Maanta Labo Ruux oo Lagu Edeyay Dilka Alaha u Naxaristee Wariye Hindiyo Xaaji
Goob Fagaaro ah oo Ku Taalo Muqdisho aya Lagu Togtay Ragaan oo Dhowr Maxakmad Soo Maray Waxaan Saaka Lagu Toogtay Muqdisho
Doodad rag Maanta La toogaty Ayaa Mudo Soo Socotay ka Dib Markii Mar Hore La soo Bandhigay Ducementry Laga Duubay Sida ay u Fuliyeen Dilka Wwariye Hindiyo Xaaji
Waxaa Hada Xiran Xasan Xanafi oo ah Rux Shegaty Inuu Shabab U Qabilsanaa Dilka Wariyaasha Sidoo Kalana uu Ka Qeyb Qaatay Dhowr Wariye oo La Dilay Ka Dib Markii uu Malehay Qirsihii Lagu Dili Lahaa.
Halkaan Ka Dhageyso
Leave a Reply