
Waxaa Gor dhow Qarax Xoogan oo loo Adegsaday Baabur walxaah Qarxa loo Adegsaday uu Ka Dhacay Muqaadyad u Dhow Hotel Golobal .
Muqayada Ayaa La sheegay inay Tahay Goob Ay u Badnayeen Ciidamada dowlada Ilaa hada Lama Ogo Qasaaraha Rasmiga ee Qarax Laakin Jugta Xogan ee Qarax Ayaa La Maqalyay Goobo Ka Tirsan Magalada Muqdisho .
La so co Wixii Ku soo Kordho
Leave a Reply