Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa Wax uu Ka Hor yimid in Magalada Kismaayo Lagu Soo xareyo Ciimada Ku sugan Duleedka Magalaad Kismaayo ee Sabca Asharaf.
Kulamo Ay Ku Yesheen Magalada Kismaayo Isaga iyo Saraakil Ka Socoto Itobiyo ayaa Wax uu Ku Shegay Hadii Cidamada Duleedka Kismayo La soo Xareyo Ay qal qal galinyaan Amaanka Magaalada Kismaayo
“axmed Waxa uu U sheegay Saraakisha Itoobiyo in Dhamaan Cidamada Ku Xareysan Duleedka Kismaayo ay Xariir Fican la leyhiin Al- shabab Hadii La soo Galinayo Hub Ka dhigis Lagu Sameyo”
Masukintii Ka Socday Itoobiyo Waxa Ay Shegeen In Qasab Ay Tahay In La soo Xareyo Ciimada Sidoo Kala Heshiskii Kismaayo ay Ku jirtay in Ciidamada lagu soo xareyo .
Waxa Maalmo Ka hor Lagu Warejiyya Ciidamada Ka Tirsan Cimada Duleedka Kismayo Ku Xareysan oo Garay 300 Askari Kuwaas oo ay Hubkooda ay Heysato Kenya
Waxan Maalmahan Tabar Ay Siineyso Itoobiyo Cimadasi Ayaa Horey Waxa Ay ugu Sugnayeen Jamacada Kismaayo Waana Cimadii Soo Xarooday Markii Bare Hiraale Lagu So celiyay Magalada Kismaayo.
Heshiskii Kismaayo Ka Dhacay Wax uu Ahaaa Laf dhabartiisa in Kismaayo Lagu Soo Celiyo Cidamada Ku Xareysan Duleedkeeda Taas oo uu Aqablay Axmed Madoobe besha Sade Ay Ka mid Ahayd Ujedoyinkoodii Siyasadeed Qaar ka mid ah
Marka La Fiiryo Awoodo iyo Isbadalka ay Suuban Karaan Ciidamada Duleedka Kismaayo Ku Xareysan Ayaa Mida Kaliye ee Hada La Sadalinayo laakin Wali Ay Tahay Su, aasha Kaaliye e Jawaabta U Bahan Ciimada Maxaa Ay Ka Badali Karaan Xaalka Siyasded ee Magalaada Kismayo.
Leave a Reply