Waxaa Kacsan Xaalada Magaalada Bardhere Ka dib Dilkii Loo Geystay C/laahi eelay oo ahaa Madaxii Canshuur Qadista degmada Bardheere oo Todobaadyo Ka hor ay koox Hubeysan Degmada Ku Dileen
Waxaa Dilka Ka dib Ilaa Hada Tagan Baadi goob Logu Jiro Cidii Falkasi Danbiga ah Ka Danbeysay
Waxa Maalin Ka hor loo Xiray dilkaasi 3 ruux oo Ka mid Qabiilada Besha Sade ee Dego Magalada Bardheere
2 ka mid ahaa Ayaa Lagu Shegay inay Ka soo jedaan Qabiilka Uurmidiga Loo Yaqaano halka Mid Kala uu Yahay Talxe.
Labo ka mid ah dad Loga Shakiyay Dilka Ayaa Lo Kala Dhibay Ciidamada Itobiyo iyo Kenya Si ay Baritaan ugu Sameyaan
Halka Mid Kalana uu ku Xiran Yahay Saldhiga Magalada Bardheere Qabillada ay Ka Xiran Yihiin Shaqsiyadka La xiray Ayaa Wax ay ku Han Jabeen Hadii La soo Deyn Waayo inay Sameyn Donan Falla Amni Daro.
Waxa Magaalada Gudaheeda lagu Arkayaaa Maleshiyo Beled hubeysan oo Kox kox u Socdo Kuwas oo Goobo Gaar ah isugu Tagayo
Ma jiraan Cid Si Gaar ah u shegtay Dilka C/laahi Marka Laga Sootago ka dib Markii Al- shabab Ay Shegteen Masuliyada Dilkiisa
Magalada bardheere oo ay wada Degaan qabilo Kala Duwan ayaa wax ay Tahay Xalintada Siyasdede mid Aadag oo Jah warer Aburi Karto.
Hadii anan Heshiis Laga Gaarin Dilka C/lahi eelay oo kacsanan Magalaada ka Abuuray
Leave a Reply