Wafti balaaran oo iskugu Jira wasiir kuxigeen,baarlamaan, madaxda Degmada Doolow iyo B/xaawo ayaa gaarrey deeganka Shaatilow iyo Geedwayne. waftigaan waxaa hogaaminaayey wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo abniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur iyo xildhibaann Denti ujeedkoodna waxaa uu ahaa siday uga qayb qaadan lahaayeen ceel biyood shhatilow laga qodaayo waxayna uGu deeqeen lacag dhan 4000 doolar.
Odayaaasha iyo waxgaradka ayaa uga macad celiyey waftiga balaaran ee soo garey uga baaqey umada kalana inay ka qayb qaataan biya galinta lagu sameynayo Shaatiloe.
Hoo kadaawo
Leave a Reply