Laamaha Amaanka Maamulka Jubalnd ayaa kulan Deg Deg ah Waxa Ay Ku yesheen Magaalada Kismaayo
Kulanka Ayaa Wax loga Hadlay Xalada Amni ee Magalada Kismaayo iyo Amaro uu soo Saray Taliska Boliska Jubland oo Ku aadan Wadooyinka Caririg Ah.
Masulinta Ayaa Waxaa Ay Shegeen in Masuliyada Amaan ee Magalada Lagula Xisaabtamayo Boliska iyo Nabad sugida Jubland
Waxaa La sheegay in Magalada Ay Ka bilaabayaan Ciidamada Baritaano Amaanka Lagu xaqijinayo,
Afhaayeenak Boliska jubland Jaamaac Ciro oo La Hadlay Gedo Times Ayaaa Ka War bixiyya Natiijada Kulankooda
Halkaan Ka Dhageyso
Leave a Reply