Iyadoo abaar xun ku dhufatey soomaliya gaar ahaan gobolka gedo ayaa maamulka degmada luuq waxay safer ku bixiyeen degaanada Luuq udhaw si aya usoo ogaadaan xalada abaareed. waftigaan oo uu hogaaminaayon gudoomiyaha degmada Luuq Bishaar Cabdi kariim gudoomiyaha ayaa waxuu sheegay in xaalad xun kajirto degaanadey mareex waxaanu codsaday in lacaawiyo shacabka dhibka abaaruhu hayso ha ahaato hay’adaha dawlada soomaliya iyo qurbo joogta.
Hoos ka dhageyso
Leave a Reply