Waxaa marar badan isku dhaca Madaxda Somaliya iyo kuwa garsoorka taas oo sal u ah inaan sharciga loo hogaan samin iyadoosan jirey sharci kala saari kara hay’ad kasta shaqadeda. arintaan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyiha maxkamada sare Abukaati Caydiid ilka xanaf oo sheegay in madaxda dawlada Somaliya rabaan in sida ay rabaan loo sameeyo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply