Guddoomiyaha xisbiga cadaaladda bulshada ayaa sheegay in baarlamaanku ay xaq u leeyihiin ansixinta qodobada ka soo baxay shirkii madasha qaran.
Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa sheegay in qodobadaasi aysan ansixin Karin madaxdii fariisatay balse ay ansixinteeda leeyihiin baarlamaanka.
Wuxuu ka hadlay nidaamka qabaliga ee 4.5 iyo doorashada lagu wado in ay ka qabsoonto magaalada Muqdisho isla sanadkani.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply