Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntaland C/wali Cali Gaas ayaa waxuu safar circa ku aadey dalka Itoobiya intuusan duulin ayuu saxaafada kula hadlay Garoonka diyradaha garoowe isagoo sheegay safarkiisu inuu kusaabsan yahay sidii itoobiya kawada hadli laahayeen arimaha amaanka iyo sidii ay uwada dhameyn lahaayeen heshiis qabyo ah oo ganacsiga labada dal quseeya, heshiiskaa ganacsiga ayaa dad madaxwaynaha xafiiskiisa ka tirsan sheegen inuu ku saabsan yahay sidii Itoobiya dekada Boosaaso u isticmaali lahayd .
Hoos Kadaawo
Leave a Reply