Baarlamaanka Maamulka Dowlad Goboleedka Galgaduud sare ayaa maanta doortay Gudoomiye baarlamaan, iyado oxilkaasi gudoomiyaha loo doortay hareeri Xasan Barre oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee Maamulkaasi.
Hareeri ayaa horay u soo noqday gudoomiyaha Degmada Balambale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, sidoo kale wuxuu kamid ahaa saraakiishii ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.
Gudoomiye Hareeri ayaa gedo Times uga waramay sida uu u arko xilka cusub ee Maanta lo odoortay iyo Caqabadaha ku hor gudban.
Wareysi uu siiyay gedo Times ayaan ugu horeyntii weydiinay Bal sida ay u dhacday Doorashada Maanta loogu dorotay Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Galgaduud Sare.
Leave a Reply