Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan howlgalo ay ku soo qabanayaan koox degmadaas ku toogtay Gudoomiyihii Gudoomiyihii Haweenka Degmada Hodan waaxda October.
Gudoomiyaha Degmadaas Axmed Daahir ayaa sheegay in ay socdaan dadaal ay ku doonayaan in ay ku ogaadaan dadkii ka danbeyay weerarka lagu dilay haweenaydaas oo lagu magacaabi jiray Cibaado Cabdi Maxamuud.
Gudoomiyaha waxa uu sheegay in baaritaanka ka dib ay warbaahinta u soo bandhigi doonaan natiijada ka soo baxda baaritaanka ay wadaan ciidamada Maamulka Degmada.
Leave a Reply