Maamulka gobolka Banaadir aya sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen gaari ay kabuuxeen waxyaabaha qarxa kaas oo ku sugnaa degmada dayniile ee gobolka banaadir .
Gudoomiyaha gobolka banaadir yuusuf xuseen jimcaale ayaa sheegay in sidoo kale ciidamada dowlada gacanta ay ku hayaan ragii waday sida uu yiri gaarigaas oo hada gacanta ugu jira dowlada soomaaliya .
Gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa xusay in ay ciidamada maamulka gobolka banaadir howlgal ay sameeyeen degmadaas isla markaana baaritaan ay ku hayaan dadkaas oo gaaraya shan qof.
Leave a Reply