Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay ka tiirayaysan yihiin dhacdadii murugda lahayd ee ay ku qarqameen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka tahriibaysay dalka Masar.
Madaxwaynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam oo Maanta Magaalada Kismaayo ku qabtay Shirjaraa’id oo uu kaga hadlayay dhacdadaas ayaa sheegay in tani ay tahay masiibo u baahan in laga hortago.
Axmed Madoobe ayaa ku sheegay shirkiisa jaraa’id in Maamulada dalka iyo Dowlada Federaalka ay iska kaashan karaan joojinta dhalinyarada Soomaaliyeed.
Shirkajaraa’id
Leave a Reply