Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Gal-mudug Maxmed Xashi Carabey Ayaa Ka Tacsiyay Dadkii Somalid ahaa ee Ku Dhintay Xebta Liibiya iyo Talyaaniga u Dhaxeyso , Dadka Dhintay Ayaaa Wax Ay Garayeen 450 Qof oo Somali u Badnaa.
Dadka Ayaa Wax Ay Nolol Doon u Ahaayeen Wadamada Qarada Yurub iyo Amerika U jeedkooda Safarna uu Ahaa Nolol Ka Badalan Tan Somaaliya Taalo.
Madaxweyne Ku Xigeenka Ayaa Waxuu Tacsi u Diray Ehelada iyo Qarabada uu ay Ka geriyodeen Dadkasi dhinaca Kale Waxa ugu Baqay inay Laga qeyb Qaato Joojinta Tahriibka Isagoo Sheegay in Dalka uu Nabad Noqday Dowladan Ay Ka Hana Qaaday.
Inta Badan Somaliya ayaa Ka mid ah Dalalka ugu Badan ee Ay Dadkood Tahriibka ku Galaan Wadamada Caalamka Qaar .
Halkaan Ka Dhageyso:
Leave a Reply