Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa joojisay duulimaadkii dalka Sudan tagi jiray ka dib markii ay kordheen dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka tahriibaya dalkaas.
Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Generaal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in dalka Sudan marin uu u noqday dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed.
Gaafow waxa uu xusay, in arintan wax badan ay ka bedeli doonto tahriibka dhalinyaro ay ku tagi jirtay dalka Sudan.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply