Shirkii baahinta hannaanka federaalka oo si rasmi ah uga furmay magaalada Kismaayo oo ka qaygaleen dawlada federallka iyo wafuud ka kala socota maamul goboleed yahada Soomaliya shirkaan waxaa furay wasiirka arimaha gudaha jubbaland Darwiish iyo xog hayaha arimaha joogtada wasaarada arimaha gudaha soomaliya.
hoos kadaawo
Leave a Reply