War Goor dhow ku soo Dhacay War Aruuriyaha Gedo Times ee Muqdisho ayaa Sheegayo in Madxaweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubland u Garay Magaalada Adis Ababa ee Caasimada Dalkasi.
Fartaag Ayaaa Diyaar Qaas oo Laga soo Amaray Dalka Itoobiyo Waxa ay Ka Qaday Dalka Jabuuti oo Shalay Galinkii Danbe uu Gaaray Saaka Aroortii hore .
Waxaa Garoonka Adis Ababa Ku Sugayay Masulin Si Gaar ah logu Diyariyay Soo Dhaweyntiisa , Waxan Loo Gudbiyay Goob Gaar oo uu Ka furmidona Wada Hadlada Ay Yelanyaan Labada Dhinac.
Xoga uu Helay Gedo Times Ayaaa intaasi Ku darayo in Wax ugu Badan ee Laga Hadlayo Ay Tahay Xaalada Siyaasded ee Magaalada kismaayo iyo Axmed Madobe Go, aanka Cad ee ay Ka Qadneyso itoobiyo .
Wixii Ka soo Baxaaa Kulanka Furmayo ee u Dhaxeeyo Labada Dhinac Kala Soco Gedotimes .com
Leave a Reply