Axmed aya Qadka Talefanka Kula Xariray Cabdi Shire oo ah Barre Hiraale Aderkis iyo Maxamed Cabdi Kaliil oo isagana ku Sugan Magaalada Kismaayo, Ujeedka uu u Wacay ayaa Ahayd in Waan Waan Siyaasiyinta Ay ka dhex Bilabaan isaga iyo Madxweyne ku xigeenkiisa C/laahi Sh. Ismail Fartaag.
Labada Masuul Ayaaa Si isku mid ugu Jawaabay Axmed Waxaa ayn ku Dhaheen,
“ Axmed Adiga iyo Faratag in Kama Dhaxeyo Qilaaf siyaded Laakin Wax aad Adi diidan Tahay in Ciidamada Marexaan ay soo Galaan Magaalada kismaayo Anaga Taas uma Aragno Qilaaf ee Waa u jeedo Gaar ah oo aad adi Wadato Fartagna Wax uu Rabo ayaa ah in magaalada loo sinaado”
Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaaa Jartay Talafenka Muran iyo Erayo Tag Tag u Badanaa oo Labada Dhina Ay Kuwada Hadleen.
Arintan Ayaa Circa sii Galin Karto Muraan Ka dhex Bilowday isaga iyo Ku Xigenkiisa oo Hada Meel Xun Marayo .
Axmed iyo Faraag Waxa Kala Dhereyay Labo Siyasaded oo Jubooyinka ay Ka kala lee yihiin Dowladaha Kenya iyo Itoobiyo.
Leave a Reply