bananbaxa aya soo qaban qaabisey wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Soomaliya oo ay kaqayb galeen aradayda jaamacada iyo kuwa iskuulada ayaa ka dhacay muqdisho. ujeedka bananbaxaan ayaa ahaa sidii dhalin yarada looga digi lahaa qatarta tahriibka iyo dhibka uu leeyahay waxaa bananbaxaan ka hadalay wasiirka dhalinyarada iyo isbortiga dawlada Soomaliya Maxamed C/llaahi xasan nuur.
Hoos kadaawo
Leave a Reply