Waxaa Roobab Xoogan ay ka da’een Degaano ka tirsan gobolak gedo ee Koonfurta Soomaaliya.
Roobabka ayaa inta badan ka d’ayay Deegaanada Bartamaha iyo Waqooyiga Gobolka gedo kuwaas oo saaameyn dhinaca isu socodka ah ku yeeshay dadka deegaanadaasi ku dhaqan.
Wadada u dhaxeysa Garbhaary iyo baledxaawo, ayaa waxaa jaray roobab iyadoo bulshadii ku socdaali laheyd wadooyinkaasine ay tahli waayeeb ub ay isaga kala gooshaan Deegaanadaasi.
Mid kamid ah dadka Deegaanka ayaa bartiisa Facebookga soo dhigay Muuqaalo la xiriira sida wadooyinka u go’een o ay u adkaatay isu socodka Jidadka u dhaxeeya Baledxaawo iyo Garbaharay oo kawada tirsan Gobolka Gedo.
Leave a Reply