Mudane ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaallamaya deegaanka Dacdheere ay qaataan nabad oo xabadda la joojiyo.
Guddoomiyaha guddiga dastuurka baarlamaanka Galmudug Cabdiqaadir Cali Diirshe ayaa sheegay in ka baarlamaan ahaan ay ka xun yihiin colaaddani.
Wuxuu ku baaqay in nabadda laga shaqeeyo oo labada dhinac dib u heshiisiin la dhexdhigo
Leave a Reply