Qaar kamid ah Dhalinyarada ku dhaqan Somaliland ayaa Munaasabad Baroordiiq ah waxa ay u sameeyeen dhalintii soomaaliyeed ee dhawaan ku dhimatay badda u dhaxeysa masar iyo Talyaaniga.
Dhalintani aya munaasabadani alla bariga ah u qabtay dhalintii badda u halaagsantay dhawaan ee tahriibka dooneysay in ay yurub ku gaaraan.
Wasiiro iyo Wasiir xigeeeno ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa dhinacooda ka qeybgalay Munaasabadani, iyadoo dhinaca kalane waalidiintii ay caruurtani ka dhinteen alla looga baryay in qalbigooda uu ka dhayo dhaawacyada gaaray.
Hoos Ka Daawo Munaasabdda Baroordiiqda ah.
Leave a Reply