
Ciidamadda Gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed Somalia ayaa howlgallo ballaran ka sameeyay D,Buur Hakaba, kaas oo lagu soo qabtay rag lala xiriirinayo Al-Shabaab.
Taliyaha Ciidamadda Maxamed Isaaq ayaa sheegay in howlgalkaasi intii ay ku guda jireen uu dhacay dagaal kas oo ay waxyeelo ku soo gaarsiiyeen Al-Shabaab .
Waxa uu sheegay in ciidamadda Koofur Galbeed ay baaritaano ku hayaan sida uu yiri dagaalyahanadda ka tirsan Al-Shabaab.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply