
Waxaa magalada Nairobi shir ku dhexmarey dawlada Kenya iyo Beesha Sade Mareexaan shirkaan ayaa looga hadlaayey sidii laysaga kaashan lahaa amanaaka xuduudda soomaliya iyo kenya iyo sidii al-shabab meel looga soo horjeedsan lahaa dhinaca kalana kenya oo rabta inay dhisto darbi.
Hoos kadaawo
Leave a Reply