Wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga soomaliya Maxamed cali xagaa oo ay weheliyaan masuuliyiin iyo siyaasiyiinta uu kamid yahay Cabdi shire oo kormeeray xerooyinka ciidamada isku dhafka ee Kismaayo waxaa kaloo booqday xarunta lagu daaweeyo ciidamada.
Hoos kadaawo
Leave a Reply