Kulan looga hadlaayey sidii dhalinyarada looga wacyi galin lahaa dhibaatada tariibka ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. tahriibka ayaa dhib xun kuhaya dhalinyarada kuwasoo naftooda ku waaya iyo maalkooda, waxay ahayd mudo dhawayd markii doon wadey 400 Somaliya ay bada ku dagtey intoodii badnaydna waa ku nafwaayeen.
Hoos kadaawo
Leave a Reply