
Dhageyso : Maamulka Isbitaalka Dhimirka ee Degmada Caabudwaaq oo Gedo Times Uga waramay Hawlaha ISbitaalka sida ay u socdaan.
Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka galgaduud waxaa ka dhisan Isbitaal lagu xanaaneeyo dadka dhimirka kajiran, kaas oo baahida dadkaasi inbadan oo kamid ah daboolay. Isbitaalkani […]