
Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo sheegay in ay jiraan fursado baan isla markaana dhallinyardu aysan naftooda ku haligin badaha.
Muqdisho, April 19, 2016—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda […]