Month: April 2016
Dhageyso: Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Jubaland oo Sheegay in Ciidamada Soo Xarooday aan hub ka dhigis lagu sameyn doonin.
Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Deegaanada Jubaland Korneyl Satisfy oo Maanta ay ciidamadiisa ku guuleysteen in si nabad qab ah ay ciidamadii dowladda ee kismaayo duleedkeeda […]
Daawo: Maamulka Degmada Saaxo oo Si Rasmi ah u dhax-dhigay isbitaalka Guud ee ay yeelaneyso Degmadaasi.
Maamulka Degmada Saaxo ayaa si rasmi ah u dhaxagaxdhigay Isbitaalka guud ee ay yeelaneyso Degmadaasi Saaxo, oo katirsan Gobolka Mudug Qeybta Puntland. Madasha Dhagaxdhigga ayaa […]
Daawo Sawirada : Qaabkii loosoo Xareeyey Ciidamadii Dowladda ee Deegaanka Goobweyn ku sugnaa.
Dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Maalmihii ugu danbeyay dadaal dheer ugu jiray soo xaraynta Ciidamo taabacsan Kormayl Bare Aadan Shire […]
Dhageyso: Xildhibaan Xoosh ”Gaas wuxuu rabaa inuu isaga xukumo xildhibaannada Daarood, mana ka yeeleyno”
Xildhibaan C/raxmaabn Xoosh Jabriil oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay danta madaxweyne Gaas uu ka leeyahay ku adkeynta Dowlada Soomaaliya ee arimaha […]
Dhageyso: Faahfaahin ku saabsan weerarkii lagu qaaday guddoomiyaha Baladxaawo
Qarax miino oo sababay khasaare dhaawac ah ayaa maanta lagu weeraray guddoomiyaha degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo oo uu ka badbaaday. Yuusuf Kaanti oo saarnaa […]
Wararka Gob Weyn: Ciidamada oo Goor dhow La Keenay Magaalada Kismaayo
Waxaa Gordhow Magalaada Kismaayo Soo Garay Ciidamada laga Soo Qaday Degaanka Goobweyn ka Dib Markii halkaasi Ay tageen Masulin Ka Tirasn Maamulka jubalnd oo loo […]
WararkaGobweyn: Ciimada Ku sugnaa Goobweyn oo Lo Soo Qaday Magaalada Kismayo.
Waxaa Goob Weyn Lag Soo Qaday Ciidamada Saldhiga Ku Laha Sabca Asharaf Ka dib Kulamo Maanta ka dhacay Goob weyn Markii Ay Gareen Masulin Ka […]
Maqaal: Aragtideyda Qodob Xiiso leh oo kamid ah Warmuriyeedkii Madasha ee Maanta. “akhriso”
Madasha qaran ee soomaaliya waxa ka soo baxay arimo isku dhafan oo qeyb ka ahaa warmurtiyeedki imaanta sida wadajirka ah loosoo saaray iyadoo aan soo […]
Dhageyso :Faah- Faahim Ka so Baxeyso Qaraxii lagu Dili Rabay Gudomiyaha Balad- Xaawo.
Waxa Warar Dheeri ah Ay Ka Soo Baxayan Qarax Qasaaro Gestay oo uu Maanta Ka Bad Baday Gudoomiyaha Degmada Balad Xawao Yusuf Gaanti Qarax Ayaa […]
Daawo; Qarixii Maanta Degmada Baledxaawo lagula eegtay Gudoomiyaha Degmadaasi.
Gudoomiyaha degmada baled xaawo yuusuf maxamed cabdiqaadir yuusuf kaanti ayaa qarax lagula eegtay degmada baled xaawo ee gobolka gedo. Qaraxani oo uu ka badbaaday gudoomiyaha […]
Wararka Gobweyn :Kulamo Ka soconayo Goob Weyn iyo Xaalada oo Kacsan Hada.
Hada Waxaa Deganka Goob Weyn ka socdo kulan Barlaaran oo Loga Hadalayo sidii loo Wajihi Lahaa Soo xareynta Ciimada. Kulanka waxa Shir Gudoominya Madaxweyne Ku […]
Degdeg: Akhriso Warmurtiyeedkii laga soo saaray shirkii Madasha ee Muqdisho ka socday
Waxaa goordhaweyd warmurtiyeed laga soo saaray shirkii madasha wadatashiga uga socday Labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday magaalada Mqudisho. Shirka ayaa warmurtiyeed laga soosaaray […]
Dhageyso: Shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada oo warmurtiyeed laga Soosaaray
Magaalada Muqdisho Maanta Waxa Lagu soo Gabo Gabaya Shirkii Log Hadlayay Hananka dorasho ee Somaliya oo Malmihii La soo dhaafay Muqdisho Ka soconayay Shirka Ayaa […]