Month: April 2016
Akhriso: MR. Tarzan oo dadweynaha su’aal la yaab leh ku soo weydiiyay Facebook
Mohamud Ahmed Nur Tarsan= Sida aan la socono waxaa la go’aamiyey in xildhibaan kasta ay soo doortaan 50 qof taas oo macnaheedu tahay 275×50= 13750 […]
Daawo: Xildhibaan C/rashiid C/laahi oo ka hadlay arrimo xasaasi ah
https://www.youtube.com/watch?v=wiDISVSsUw4
VIDEO: Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaarinayo iyo Cameey oo ka hadlay
https://www.youtube.com/watch?v=Grezoj1w070
Faahfaahin: Xildhibaan lagu weeraray magaalada Muqdisho
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhaawacantay weerar loo adeegsaday bambo oo lagu qaaday guriga mid ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Weerarkan ayaa fiidnimada […]
(Warbixin+Sawirro) Kulan muhiim ah oo ka dhacay magaalada Kismaayo iyo ajnabi ka qeyb galay
Munaasibaddan oo ka dhacday hotel Agan ee magaalada Kismaayo ayaa ahayd mid Hay’addaha Safe World iyo Soosheensi ay kusoo bandhigayeen waxqabadka dowladda Jubaland mudadii ay […]
Daawo: Raysawasaarihii hore C/wali Shiikh oo Kawarbixiyey Heshiiskii Kenya Iyo Mareexan
Waxaa magalada Nairobi shir ku dhexmarey dawlada Kenya iyo Beesha Sade Mareexaan shirkaan ayaa looga hadlaayey sidii laysaga kaashan lahaa amanaaka xuduudda soomaliya iyo kenya […]
Akhriso: Warmurtiyeedkii Laga soo Saaray Shirkii Nairobi uga socday Beesha Sade iyo Dowladda Kenya.
Waxaa Goordhaweyd lasoo saaray Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii beesha Sade iyo Dowladda Kenya uga socday magaalada Nairobi. Warmurtiyeedka ayaa ka koobnaa ilaa todobo qodob oo […]
Degdeg: Munaasabadda lagu Shaacinaayo Heshiiskii Ay Wada gaareen Beesha Sade iyo kenya oo Madaxtooyada Dalkaasi ka dhaceysa Goordhaw.
Goordhaw oo galabta ah ayaa lagu wadaa in Kulankii Nairobi ka socday Sadexdii Maalmood ee lasoo dhaafay una dhaxeeyey beesha Sade iyo Doweladda Kenya in […]
Wargeyska Daily Nation ”Kenya oo Heshiis la gashay Beesha Sade”
Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa lagu qoray in dawlada Kenya iyo qaar ka mid ah beelaha dega xaduuda u dhaxaysa Soomaaliya […]
Dhageyso: Wasiirka amniga Galmudug oo si adag uga hadlay dagaalka Itoobiya ay ka wado Dacdheer
Wasiirka Aminiga Galmudug, Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ayaa sheegay in dad shacab ah lagu xasuuqay dagaalka Dacdheer isla markaana kuwa kale ay ku barakaceen. Taardhuleed oo […]
Warbixin cusub: AMISOM oo ka cabanaysa mushaar la’aan
Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Yuganda ayaa sheegay in muda dhan 7 bilood aysan qaadanin mushaar.Arintan waxaa shaaciyay taliyaha guud ee ciidanka Uganda Edward Katumba […]