
Waalid ku sugan Magaalada Baardheere oo Dalbanaya in loo Caawiyo Wiil Xanuunsan muddo ka badan ilaa 20 sanno“SAWIRRO+DHAGEYSO”
C/raxmaan Hure Diiriye waa Ehelka Wiilka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Cawil Axmed Diiriye oo ah Wiil xanuunsan oo curyaan ka ah Lugaha,Gacmaha iyo Hadalka muddo […]