
Waxaa Degamada baardheere soo gaarey wafti uu hogaaminaayo Agaasimaha Wasaarada arimaha Gudaha Axmed Handal oo weliyaan gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo Cabdi Barre , gudoomiyaha haweenka jubbaland Badraan Muxumed abdulle iyo masuuliyiin kale .
Waxaa waftigaan kusoo dhaweeyey degmada Baardheere maamulka degmada Baardheere iyo kuxigeenkiisa iyo qaybaha kala duwan ee bulshada waftigaan ayaa u kuur galaayey xalaada guud adeega bulshada siduu yahay iyo sidoo horumarin loogu sameen lahaa.
Hoos kadaawo
Leave a Reply