
Waxaa dagmada Luuq ee gobolka Gedo gaaray xildhibaano ka tirsan jubbaland oo kala ah Xildhibaan Cali Yarow Xasan, Xuseen Shinow Xasan,Farax Ibraamih Xasan iyagoo u kuur garaayeey xaalada guud ee degmada luuq.
Meelaha ay kor meereen waxaa kamida Isbitaalka,garoonka diyaaradaha, suuqa iyo qaybo kale waxayna kawa ramereen waxay u yimaadeen Luuq iyo waxay ku arkeen kormerkoodii uGu dambayntii waxay baaq udireen hay’adaha samafalka, maamulka Jubbaland, iyo qurbo joogta inay ka qayb qaataan dhismaha Garoonka Luuq.
Hoos kadaawo
Leave a Reply