
Madaxweynhaha dowladda federaalka Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladdiisu ay ciidamadu siiso mushaaraadka ay xaqa u leeyihiin.
Madaxweyne Xasan ayaa meesha ka saaray warar horay u soo baxay oo sheegaya in ciidamada dowladdu aynaan qaadan wax mushaaraad ah iyo xuquuqda ciidamadanimo oo dowladdu ay ku leeyihiin.
Wuxuu tilmaamay in waqtiga u harsan dowladda federaalka in ay wax badan qaban doonto baahiyaha dalka jira iyo arrimaha bulshada oo dowladdu ay isku dayi doonto in sare loo qaado horumarinta adeegyada bulshada,
Leave a Reply