Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaalia ayaa dib u qabsaday Degaanka Ruunirgood ee Shabeelaha DHexe oo gacan ku haynteeda ay isku bedbdelayaan Ciidamada Dowlada iyo dagaalyanada Al Shabaab.
Maamulka Dowlada ee Gobolka oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay Gobolkaas waxa uu sheegay in uu jiro khasaare soo kala gaaray ciidamada Dowlada iyo kuwa Al Shabaab.
Gudoomiyaha Gobolkaas Cali Guudlaawe ayaa sheegay in ciidamada Dowlada ay qaadi doonaan talaabo kasta oo ku sugayaan amaanka Degaanka Ruunirgood ee Shabeelaha DHexe.
Ciidanka dowladda ayaa wada howlgallo Alshabaabna waxay u ruqaansadeen dhinaca gobalka Galgaduud.
Leave a Reply